2673 Views

Sawiro:-Guddiga Doorashooyinka Oo Kulamo ka wadda Qayba Kamidah Putland

____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | January 27, 2018 –Kulamadii wadatashiyada dadweynaha ee geedi socodka hirgalinta doorashooyinka qof iyo cod ayaa maanta ka furmay Magaalada Boosaaso.

Kulanka ayaa waxaa kasoo qaybgalay Waxgaradka, Siyaasiyiinta iyo Aqoonyahanada Magaalada waxaana kulanka si wada jir ah u daahfuray G/kuxigenka Gobalka Mudane, Axmed Cali C/lle iyo G/kuxigenka Degmada Bosaaso Mudane,Siciid Cabdi C/raxmaan.

Guddoomiye kuxigeenka guddiga ayaa u sheegay in wadatashiyadaan horay loogu soo qabtay 22 Degmo oo dalka ah maalmihii u danbeeyayna uu guddigu ku sugnaa magaalooyinka Garoowe iyo Qardho hadana maanta ay ka fureen Magaalada Boosaaso.

Guddiga doorashooyinka ayaa maalmihii lasoo dhaafay kulamo kala duwan la qaadanaayayay bulshadda kunool degaanada maamulka Puntland.

 

q4 q1 q3

 

Xaiffka Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment