2505 Views

Shirka Madaxda Afrika Oo Lagu wado in Maanta la Soo Gaba-gabeeyo

Shirka Madaxda Afrika Oo Lagu wado in Maanta la Soo Gaba-gabeeyo
____________________________________________________________________________

Muqdisho  | QOL | 29 Jan, 2018 –Magaalada Adis-Ababa ee Xarunta Wadanka Itoobiya ayaa la filayaa in Maanta lagu soo Gunaanado Shirka Madaxda Midowga Africa oo u dhaxeeyo  qaarka mida Madaxweyneyaasha Wadamada Africa waxaana shirkii 30-aad ee Madaxda Africa ay yeeshaan.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo shirka ka qeyb galay ayaa shalay Qudbad dhinacyo badan taabaneysay ka jeediyay waxaana uu sheegay in Soomaaliya ay ku jirto dib u soo ka basho.

Madaxweynaha Wadanka kenya Uhuru Kenyatta oo isna shirkaasi qudbad ka jeediyay ayaa sheegay in Dagaalka lagula jiro Alshabab uu u baahan yahay dhaqaale.

Madaxda Midowga Africa ayaa la filayaa in ay isku raacaan qaabkii loo maareyn lahaa dadka Afrikaanta ah ee ku dhimanayo badaha u dhexeeya Africa iyo Yurub.

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

____________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment