2790 Views

Daawo Sawirada:-Shariif Xasan Oo Soo Gaaray Muqdisho

Daawo Sawirada:-Shariif Xasan Oo Soo Gaaray Muqdisho
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | 17 February, 2018 —Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalada Muqdisho.

Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ka soo laabtay dalka Jabuuti, halkaasi oo uu kulamo kala duwan kula soo qaatay madaxda dalka Jabuuti.

Madaxweeyne Shariif ayaa maalmo ka hor dalka Jabuuti kulamo kula soo qaatey Madaxda Jabuuti iyo Shirkado Caalami ah iyagoo kala saxiixday dib u dhiska Dakadaha Magaalooyinka Koonfur Galbeed gaar ahaan Dakadda Baraawe Iyo Dakadda Magaalada Marka iyo Mashaariic kale.

i0

i2 i3

 

 

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment