2448 Views

Akhriso:-Khilaaf Xoogan Oo Sookala Dhaxgalay Taliyaha Ciidamada Xooga Iyo La-taliyaha Amniga Madaxweyne Farmaajo

Akhriso:-Khilaaf Xoogan Oo Sookala Dhaxgalay Taliyaha Ciidamada Xooga Iyo La-taliyaha Amniga Madaxweyne Farmaajo
____________________________________________________________________________

Khilaafk u dhaxeeya   Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya, Jeneraal Cabdiweli Jaamac Xuseen Gorod iyo La-taliyaha Madaxweyne Farmaajo dhanka amaanka, Cabdi-Saciid Muuse ayaa xoogeystay.

Khilaafkan ayaa  salka ku haya arrimaha Isbedelka la doonayo in lagu sameeyo Ciidamada Xoogga dalka, iyadoo arintaasi Gorod iyo Cabdi-Saciid ay isku qabteen qaabka loo wajahayo.

Jeneraal Gorod ayaa aad uga carooday qoraalka la taliyaha  Waxaana uu digniin culus  u diray Cabdi-Saciid. Gorod ayaa aad uga carooday warqada uu usoo qoray 16-kii January ee 2018 Cabdi Saciid.

bbbbbbbb

Warqada kulul ee jawaabta uu soo qoray Taliyaha ciidanka xoogga dalka ayaa waxaa lagu ogeysiiyay Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha, iyadoo sida muuqata uu is maandhaaf xooggan uu soo dhex galay Taliyaha Xoogga iyo La Taliyaha Madaxweynaha ee arrimaha Amniga Cabdisaciid.

 

1 22222

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment