2820 Views

Baarlamaanka KGS Oo isku Raacay Waqtiga la Qabanayo Doorashada Madaxweynaha

Baarlamaanka KGS Oo isku Raacay Waqtiga la Qabanayo Doorashada Madaxweynaha
____________________________________________________________________________

Baydhabo  | QOL | 19  February, 2018–Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG u ah Maamulka Koonfur Galbeed maanta oo Isniin ah waxaa kulan ku yeeshay xildhibaanada Baarlamaanka Maamulkaasi.

Kulanka Baarlamaanka oo qaatay waqti badan ayaa waxaa looga hadlay arrimo badan oo la xiriira Howlaha Baarlamaanka, iyada oo maanta kulankaasi lagu soo xiray kalfadhiga 4-aad ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed.

Kulankan ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aaadan oo maanta dib ugu laabtay magaalada Baydhabo, halkaasi oo si weyn loogu soo dhaweeyay.

Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG u ah Maamulka Koonfur Galbeed maanta oo Isniin ah waxaa kulan ku yeeshay xildhibaanada Baarlamaanka Maamulkaasi.

Kulanka Baarlamaanka oo qaatay waqti badan ayaa waxaa looga hadlay arrimo badan oo la xiriira Howlaha Baarlamaanka, iyada oo maanta kulankaasi lagu soo xiray kalfadhiga 4-aad ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed.

Kulankan ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aaadan oo maanta dib ugu laabtay magaalada Baydhabo, halkaasi oo si weyn loogu soo dhaweeyay.

 

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online |Baydhabo 

__________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment