2463 Views

DEG-DEG:-Qarx Xooga Oo Goordhow Ka Dhacay Muqdisho

DEG-DEG:-Qarx Xooga Oo Goordhow Ka Dhacay Muqdisho
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL |  23  February 2018 —Qarax Culus oo inta badan laga maqlay degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa Goordhow ka dhacay Muqdisho.

Qaraxaan ayaa uuradiisa waxaa laga arkayaa inta badan degmooyinka Gobolka Banaadir,waxana loo maleynayaa in uu qaraxa ahaa mid ismiidaamin ah,iyada oo weli la maqlayo rasaas dhaceysa.

Dad aan la xiriirnay ayaa waxa ay Qaranimo Online  u sheegeen in qaraxa uu ka dhacay Xarun ku taalla meel u dhow Isgoyska Jubba ee Magaalada Muqdisho.

 

 

Lasoco Wixii Ku Soo Kordhaa 

 

W/Q:-Bashiir Barre Ali 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment