1935 Views

Mareykanka Oo Sheegay In Uu Duqeyn Ku Dilay Rag Ka Tirsan Al-Shabaab

Mareykanka Oo Sheegay In Uu Duqeyn Ku Dilay Rag Ka Tirsan Al-Shabaab
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL |  23 February 2018 —Saddex ruux ayaa ku geeriyootay duqeyn xalay ka dhacday tuulada Bangeeni oo 8 KM dhanka galbeed kaga beegan degmada Jamaame ee gobbolka Jubbada Hoose.

Mareykankana waxa uu sheegay in uu duqeyn ku diley seddax ka mid ah Al-Shabaab meel ku dhow degmada Jilib 19kii bishan Febraayo.

Mareykanku faah faahin intaasi dheeraad ah siima bixin in duqeyntaas ay waxyeelo ka soo gaaray dad Shacab ah

Mareykanka ayaa todobaad gudahiis waxa uu duqeyn ka fuliyay Gobolka Jubbada Hoose waxaana duqeyntaas uu mareykanka sheegay in uu ku dilay dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment