2043 Views

Munaasabad Lagu Mideynayo Baarlamaanada Galmudug Iyo Ahlusunna Oo Ka Socota Dhuusamareeb

Munaasabad Lagu Mideynayo Baarlamaanada Galmudug Iyo Ahlusunna Oo Ka Socota Dhuusamareeb
____________________________________________________________________________

Dhusamareeb  |  QOL  |  Mar  01 2018  –Magaalada dhuusamareen ee xarunta Maamulka Galmudug waxaa haatan ka socota Munaasabada wajiga labaad ee heshiiskii Galmudug iyo Ahlusunna isla markaana la’isugu darrayo labada baarlamanka ayaa ka socota Magaalada Dhuusamareeb.

Musaabadda ayaa waxaa ka qeyb galaya Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf, Madaxa Xukuumadda Galmudug Maxamed Shaakir Cali Xasan qaar ka mid ah Golaha Wasiirada Maamulkaas iyo masuuliyiin kale.

Madaxweyne Xaaf iyo Madaxa xukuumadda Maamulka Galmudug iyo masuuliyiinta kale ayaa la filayaa in ay munaasada khudbada ka jeediyaan.

z6

z5

z1 z2 z3 z4

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Dhusamareeb 

_________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment