2163 Views

Madaxweynaha Galamudug Oo kormeeray xarumaha Galmudug ee laga dhisaayo Dhuusamareeb

Madaxweynaha Galamudug Oo kormeeray xarumaha Galmudug ee laga dhisaayo Dhuusamareeb
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | March 07, 2018 –Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa maanta Kormeeray goobaha lagu tala galay in uu ku shaqeeyo maamulka Galmudug ee Dhuusamareeb.

Madaxweynaha ayaa kormeerkiisa waxaa ku wehlinaayay Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan.

Waxaa uu sheegay in dhawaan la dhameystiro guryaha uu ku shaqeyn doono maamulka, islamarkaana uu maamulka u shaqo bilaabi doono si deg deg ah.

Madaxweyne Xaaf ayaa sidoo kale tilmaamay in Madaxtooyadda iyo Guriga Baarlamaanka howshiisa ay tahay gabagabo.

23 24

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

————————————————————————–

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment