2145 Views

Sawiro:- Wasiir Cawad iyo Danjiraha Midowga Afrika ee Soomaaliya oo ku kulmay Muqdisho

Sawiro:- Wasiir Cawad iyo Danjiraha Midowga Afrika ee Soomaaliya oo ku kulmay Muqdisho
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | March 15, 2018  — Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibada Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho waxaa kulan ku yeeshay Wakiilka Ururka Midowga Afrika u fadhiya Soomaaliya iyo Wasiirka Arimaha Dibadda ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya.

Wasiir Cawad iyo Danjire Francisco Madiera ayaa waxa ay ka wada hadleyn xiriirka Wadashaqeyn ee ka dhaxeeya Masuuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Dibada Soomaaliya iyo Ururka Midowga Afrika.

Wakiilka Ururka Midowga Afrika ee Soomaaliya Danjire Francisco Madiera ayaa sheegay in uu diyaar u yahay wadashaqeyn fiican in uu la yeeshay Madaxda Wasaaradda Arrimaha Dibada Soomaaliya.

Kulanka Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad iyo Danjire Francisco Madiera ayaa ku soo aadaya xili shalay ay Muqdisho ku kulmeyn Madaxweynaha Maamulka hir-Shabeelle iyo Danjire Francisco Madiera..

.X1 X2

X3

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment