2862 Views

Sawiro:- Haweenka ka shaqeeya nadaafada oo goordhow lagu sumeeyey magalada Muqdisho

Sawiro:- Haweenka ka shaqeeya nadaafada oo goordhow lagu sumeeyey magalada Muqdisho
____________________________________________________________________________

Mogadisho | QOL | March 22, 2018 – War Goordhow soo gaaray Xafiiska Wararka Qaranimo Online Ee  Magalada Muqdisho  ayaa waxa uu sheegayaa in qaar ka mid ah Heweenka ka Shaqeeya dhanka Nadaafada ee gobolka Banaadir la sumeyay,kuwaas oo haatan la geeyay mid ka mid ah Isbitaalada ku yaalla Muqdisho.

Haweenkaan sumoobay ayaa tiro ahaan waxa ay gaarayaan ilaa 9,waxaan la sheegay in gaariga Soomaalida u taqaano NOHA uu buufiyay,kaas oo aan laheyn wax taargo ah kadibna uu baxsaday,iyada oo haweenkaas la geeyay Isbitaalka Hubaal oo ku yaalla meel u dhow Isgoyska Sanca ee Magaalada Muqdisho

Afar ka mid ah Haweenka sumoobay oo xaaladooda aad u daran ayaa la geeyay isbitaalka Urduagan Ex-Digfeer sida ay xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan Maamulka gobolka Banaadir.

Ehelada qaar ka mid ah dadka la sumeeyey ayaa haatan ku sii qul qulaya Isbitaalka hubaal si ay uga qeyb qaaatan baxnaaninta dadkooda.

qqqqqqqqqqqq qqqqqqqqqqqqqqqqqq qqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqq

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment