2040 Views

Dhagayso:-Golaha Aqalka sare Oo Guddi u saaray Weerarkii Lagu Qaaday Guriga C/qeybdiid.

Dhagayso:-Golaha Aqalka sare Oo Guddi u saaray Weerarkii Lagu Qaaday Guriga C/qeybdiid.
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | March 24, 2018–Ka dib markii maanta ay kulan ku yeesheen Magaalada Muqdisho xildhibaanada Aqalka Sare ayaa waxa ay ku dhawaaqeen Guddi loogu tala galay in ay soo baaraan Weerarkii lagu qaaday guriga Senator Cabdi Xasan Cawaale ” Qeybdiid”

Xildhibaano ka tirsan Aqalka Sare ayaa waxa ay sheegeen in Guddigaan ay heystaan Muddo gaaban, islamarkaana maalmo kooban ka dib ay ku dhawaaqi doonaan Natiijadda Baarista.

Senetaradda Aqalka Sare ayaa horay u ansixiyay in Guddi loo saaro Kiiskaasi , Maadaama Cabdi qeybdiid uu sheegay in uusan ku kalsooneyn Guddi uu horay u magacaabay Madaxweyne Farmaajo.

Magacyadda Guddiga ayaa waxaa Saxaafadda u aqriyay Xoghayaha Aqalka Sare.

Halkan Ka Dhagayso 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment