2295 Views

DHAGAYSO:-Wasiirka Cadaalada Oo Cadeeyey In Maamul Goboleedyada Ka Jirin Maxkamad Garsoor

DHAGAYSO:-Wasiirka Cadaalada Oo Cadeeyey In Maamul Goboleedyada Ka Jirin Maxkamad Garsoor
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | March 25, 2018Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Xukuummada Soomaaliya Abuukaate Xasan Xuseen Xaaji ayaa ka hadlay taageerada Maamul Goboledyada dalka ka jira sidii ay u dhisi lahaayeen golaha Garsoorka iyo Maxkamadaha.

Wasiirka ayaa sheegay in Maamul goboledyada aysan waqtiagan laheyn Maxkamado sidaas daraadeedna Wasaaradiisu ay kala Shaqeyn doono sidii ay u dhisan lahaayeen.

Waxa uu sheegay in iyaga ay yihiin Wasaaradda kaliya ee diayarsaday qorshohooda,laakin haatan waqti badan la gelin doono in Maamul goboleedyada ay helaan Xarumihii Maxkamadaha si ay u helaan Garsoor Cadaalad ah.

Hadalkan ayaa Wasiirka Cadaalada Abuukaate Xasan Xuseen Xaaji waxa uu ka sheegay xili shalay uu Muqdisho ka furay shir looga hadlayay dib u eegista Barnaamijka Cadaaladda Soomaaliya.

Halkan Ka Dhagayso

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment