2247 Views

Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Oo Goordhow Xukuntay Rag Loo Heysto Farsameynta Qaraxyada

Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Oo Goordhow Xukuntay Rag Loo Heysto Farsameynta Qaraxyada
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | March 25, 2018–Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxa ay Xukun ku riday rag lagu eedeeyay in ay farsameyn jireen qaraxyada kuwaas oo dhowr mar dacwadooda ay  Maxkamada dhowr mar ay dhageystay.

Raggaan Maanta Xukunka lagu riday ayaa gaaraya ilaa 3 kuwaas oo Maxkamada ay ku eedeysay in ay ka tirsan yihiin Al-Shabaab,isla markaana ay u qabilsan yihiin dhanka qaraxyada.

Gudoomiyaha Maxkamada ciidamada Qalabka sida Xasan Cali Nuur Shuute oo xukunka ku dhawaaqay ayaa sheegay in raggaas ay kala yihiin.

Maxamed Cabdiraxmaan Maxamuud

Jamaal Maxamed Cali

Axmed Aadan Weerar.

Goordhow la socda Codka Xukunka Maxkamada Ciidamada Qalabka sida.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment