1782 Views

Aqriso:- Gudoomiye Ku xigeenka 2-aad Oo Kasoo Horjeystay Waqtiga Loo qabtay Mooshinka.

Aqriso:- Gudoomiye Ku xigeenka 2-aad Oo Kasoo Horjeystay Waqtiga Loo qabtay Mooshinka.
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | March 26, 2018–Gudoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mahad Cabdalla Cawad ayaa kasoo horjeystay go’aankii gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka uu ku sheegay Xiliga Xildhibaanada ay u fadhiisanayaan Mooshinka ka dhanka Gudoomiye Jawaari.

Mahad Cabdalla Cawad ayaa sheegay in Xeer hoosaadka Baarlamaanka uu dhigayo in go’aankaan oo lagu dhawaaqayo furmashada kulanka baarlamaanka si loo guda galo Mooshin Golaha horyaallo ay ka go’aan gaari karaan Guddoonka iyo Guddiyada Baarlamaanka.

Arrintaan ayaa u muuqata Xiisad kale oo cirka kusii shareeri karta Khilaafka ka dhaxeeya Xidhibaanada Baarlamaanka kaa oo ka dhashay Mooshinka laga gudbiyay Gudoomiyaha Golaha Shacabka.

i1 i2

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment