4380 Views

Sawiro:-Gudoomiye Yariisoow Oo Daah Furay Adeeg Muhiim u ah Shacabaka Dagamada Waratanabada

Sawiro:-Gudoomiye Yariisoow Oo Daah Furay Adeeg Muhiim  u ah Shacabaka Dagamada Waratanabada
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | 02 April 2018 —Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Caasimadda Muqdisho Mudane Cabdi raxmaan Cumar Cusman(Enj Yariisow) uu Wehliyo Gudomiye Ku Xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda ayaa Maanta Daah Furay Xafiiska Adega Dadweynaha Xafiiskaan oo Laga Hir galiyay Degmada Warta Nabada ee Gobolka Banaadir.

Guddoomiyaha degmada Warta-Nabdda Saynab Xaabsay ayaa sheegtay in howlaha adeegga Bulshadda ay gaarsiin doonan dhammaan waaxyaha degmada ay ka kooban tahay, iyadoo dadka ku dhaqan degmada Warta-Nabadda u sheegtay in heli doonaan adeegyadda bulshadda oo ay u aadi jireyn xarunta dowladda hoose ee Xamar.

Xafiiskaan ayaa Waxaa Loogu Adeegi Doonaa Shacabka Kunool Degmada Warta Nabada ee Gobolka Banaadi

Sikastaba Ha ahaatee Mashruucani ayaa Horey Loogu Hirgaliyey Dagamooyinka Howlwadaag Iyo Hodon Ee Gobalka Bandir

d f h j k

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment