2259 Views

Qarax matoor diyaaradeed oo kadhacay hawada sare ee Mareykanka

____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | April 18, 2018  – Diyaarad Rakaab oo ay la socdeen 149 qof ayaa la sheegay inuu mid ka mid ah Matoorkeeda qarxay, xilli ay Diyaaradda ku jirtay Duullimaad ay isaga kala gooshaysay nagaallooyinka Dallas iyo New York.

Hadal ka soo baxay Shirkadda SOUTHWEST AIRLINES ayaa lagu sheegay in mid ka mid ah Rakaabka oo da’diisu ahayd 43-jir ku geeriyooday, hala haweeney kalena ku dhawacantay qaraxaasi.

Diyaaradaasi oo nooceedu ahaa Boeing 737-700 ayaa la sheegay inay si degdeg ah u fariisatay Garoon ku yaalla magaalladda FILADELFIYA eee Gobalka FENASLALFAANIYA ee dalka Maraykanka.

Dhinaca kale, qeybo ka mid ah Matoorka qarxay ayaa laga helay magaalladda BERNEFIILE oo 70 mayl u jirta Garoonka FILADELFIYA.

.

.

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment