4776 Views

Sida looga Ciiday xaafad ka mid ah xaafadaha Toronto

Sida looga Ciiday xaafad ka mid ah xaafadaha Toronto
____________________________________________________________________________

Toronto | QOL | June 15, 2018 – Iyadoo maanta dhamaan ummada Muslimiinta meel kasta ay joogaan u dabaal degayeen Ciidul Fitriga ayaa waxaan fursad u helnay inaan kula ciidno Muslimiinta xaafad ka mid ah xaafada ay degaan qeyb kamid ah jaaliyada Soomaaliyeed ee magaada Toronto.

Regent Part, waa xaafad dhacda koonfurta ama Downtown-ka magaalada Toronto oo ay degaan Soomaali badan, waxaana halkaa ku wada ciiday dhamaan Musliminta degan xaafada iyagoo si farxad iyo is marxabeyn ah ugu dabaal degay maalinta weyn.

 

With Sheekh Said Raage
With Sheekh Said Raage
Hor. Bill Morneau Canada's Federal Finance Minster
Hor. Bill Morneau Canada’s Federal Finance Minster
eid-at-regent-24
Hor. Ambassador Mohamed Ali Nur ‘Americo”

eid-at-regent-23 eid-at-regent-22 eid-at-regent-21 eid-at-regent-20 eid-at-regent-19 eid-at-regent-17 eid-at-regent-16 eid-at-regent-15 eid-at-regent-14 eid-at-regent-13 eid-at-regent-11 eid-at-regent-10 eid-at-regent-9 eid-at-regent-8 eid-at-regent-7 eid-at-regent-6 eid-at-regent-4 eid-at-regent-3 eid-at-regent-2 eid-at-regent-1

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment