282 Views

Ciyaaraha maanta dhacay ee Koobka adduunka iyo natiijooyiinkooda Poland ayaa 2 iyo – 0 uga badisay xulka qaranka Sacuudiga. Xulka Sacuudiga

Ciyaaraha maanta dhacay ee Koobka adduunka  iyo natiijooyiinkooda Poland ayaa 2 iyo – 0 uga badisay xulka qaranka Sacuudiga. Xulka Sacuudiga
____________________________________________________________________________

Sabti: NOVEMBER 26, 2022

Waxaa dalka Qadar wali ka socda tartanka ciyaaraha koobka kubadda cagta adduunka ee 2022. Waxaa maanta kooxaha wada dheelay ka mid ah Sacuudiga iyo Poland.

Poland ayaa 2 iyo – 0 uga badisay xulka qaranka Sacuudiga. Xulka Sacuudiga ayaa toddobaadkan dad badan ka yaabiyay ka dib markii ay 2 iyo – 1 uga badiyeen xulka dalka argentina.

Ciyaaraha kale ee maanta dhacay waxaa ka mid ah ciyaar dhexmartay xulalka Australia iyo Tunisia waxaana guusha ay raacday Australia 1 iyo-0 uga badisay xulka Tunisia.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post