Sawiro:- Golaha Wasiirada Jubaland oo kulan deg deg ah ku yeeshay Kismaayo
Muqdisho | QOL | 16 October 2017 – Madaxweynaha Maamulka Soomaaliyeed Ee Jubalaand    Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa shir gudoomiyay kulan deg deg ah oo lagu samaynayo gudi gurmad oo heer Dowlad Goboleed ah kaas oo ka qayb qaadanaya gurmadka loo samaynayo dadka ku waxyeeloobay Qaraxii Qasaarah  gaysatay  Ee Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Waxa Uuna Sheegay…