Madaxweynaha oo furey Shirka Madasha Hoggaanka Qaranka

Muqdisho, 6 September 2016 (Villa Somalia) — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada si rasmi ah uga furay shirka Madasha Hoggaanka Qaran (Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo madaxda dowlad goboleedyada). Madaxweynaha ayaa sheegay in shirkan…