Ninba ceesaantii ceelka geeysay !

Toronto | QOL | May 24, 2015 – Shaqsi aan saaxiibo nahay ayaa wuxuu ii soo diray labadan sawir isagoo ii sheegay inay labada sawirba ay yihiin taallooyinkii Sayid Maxamed Cadulle Xasan, mid waan ka warqabaa xilligii laga taagayay barxadda…
Qarax lala eegtay ciidamada AMISOM

[adrotate group=”1″] Afgooye | QOL | Agoosto 18, 2015 – Wararka naga soo gaaraya degmada Afgooye ee gobalka Shabellaha Hoose, ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan AMISOM, qarax Miino lagula eegtay degmadaasi, gaar ahaan halka loo yaqaano Boodboodka. Qaraxaan ayaa…

Nairobi | Agoosto 18, 2015 –  Waxaa labadii maalmood ee lasoo dhaafay warbaahinta dalka Kenya ay ka hadlayeen in marwada Ra’iisal Wasaaraha dalka Soomaaliya Marwo Caasho Yaasin Xasan lagu xiray Garoonka Diyaaradaha Jomo Kenyatta ee magaalada Nairobi kadib markii Boorsadii ay…