Madaxweynaha oo dib ugu soo laabtey Muqdisho.

Muqdisho, 18 January, 2016: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shaley galab dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho, kadib markii uu magaalada Kismaayo kaga soo qeybgaley Madasha Wadatashiga Qaranka ee looga hadlayey nooca doorasho ee dalka ku…