Dagaal Ka Socdo Magaalada Dhuusamareeb

Muqdisho,2 March 2016: Wararka aan ka heleyno magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud ayaa sheegay in saacadu marka ahayd,12:30 saqdii dhexe uu dagaal ka bilowday magaaladaasi. Waxaa la sheegayaa in dagaalka uu ka socdo dhowr jiho oo magaalada ah,iyadoo dadka magaalada…