Kulmiye: loollan iyo laab la kac !! Q3-aad

Kulmiyihii shalay, kulmiyaha Maanta iyo Kulmiyaha berri; Qormo lafo gur ah: Saleebaan Cabdi Cali (Kalshaale) “Umaan qaadan qalinka qayb Umaan qorin weedha qolo Umaan qallin hadalka quud Dareenka qasbaa xarfaha Qiyaas ugu dhigay kashkayga Ee ninkii qoonsadoow ha qarin…” Arraar…