Axmad Madoobe oo Gedo laga diiday

Gedo | QOL | Agoosto 19, 2015 – Warar ka soo baxaya magaala Gabahaareey ee Gobolka Gedo, ayaa sheegaya in maalinti sadaxaad ay ka socdaan dibadbaxyo ballaran oo dadka ay xaafada badan iskaga yimaadeen oo ay ku dhawaaqayan “Axmad Madoobe…