Fasiraada Mooshinka !

[adrotate group=”1″] Toronto | QOL | Aug 17, 2015 | Mooshinka xildhibaannadda baarlamaanku ka keeneen madaxweeyne Xasan Sheekh Maxamuud oo beryahaan doodiisu socotay, marka la eego dhinaca sharcigana lagu sheegay in xildhibaannadu xaq dastuuri ah u leeyihiin inay mooshin keenaan…
Dhacdo Cusub: Kulanka muungaab haddaad rabto Kun bixi?

Muqdisho | Agoosto 15, 2015 – Gudoomiyaha Gobolka Banaadir  ahna duqa magaalada Xamar Xasan Maxamuud Xuseen “ Muungaab” ayaa wuxuu booqasho  ku yimid, dalka Switzerland oo uu joogay muddo  5 maalmood ah. Sida markii horre la shaaciyey  wuxuu gudoomiyuhu casuumad ka helay,  duqa magaalada Baden ooh…