1308 Views

Ciidanka Burundi oo dhameystirey dayactirka dhabaha diyaaradaha ee garoonka Jowhar

Ciidanka Burundi oo dhameystirey dayactirka dhabaha diyaaradaha ee garoonka  Jowhar
____________________________________________________________________________

May 20 2021

Ciidanka Burundi ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM ayaa dhameystirey dayactirka dhabaha diyaaradaha ee garoonka Maxamed Dheere ee magaalada Jowhar.

Dharer 3km iyo balac 30 mitir ayay dib u habeyn ku sameeyeen kaas iminka ah mid heer caalami ah.

Dib u dhiska garoonka diyaaradaha ee Maxamed Dheere ayaa suurtagelinaya in diyaaradaha waa weyn ka degi karaan garoonka, waxayna kordhinaysaa dhaqaalaha gobolka iyo isu socodka.

Sidoo kale Diyaaradaha nooca Antonov C-130 oo qaada xamuul gaaraya 20 ton ayaa isticmaali kara hadda garoonka magaalada Jowhar, sida ay sheegeen khubadaha garoomaha.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post