1182 Views

António Manuel de Oliveira Guterres  ayaa soo dhaweeyey Go’aankii ay Golaha Shacabka ee BFS shalay ku ansixiyeen Sharciga Khaaska ee Doorashooyinka Federalka iyo in dib loogu laabto Nidaamkii Doorashadda ee lagu heshiiyey bishii September 17-dii ee sanadkii hore ee 2020-kii.

____________________________________________________________________________

Afhayeenka Xoghayaha Guud ee QM, Stephane Dujarric ayaa sheegay inuu Antonio Guterres ugu baaqay dhamaan Saamilayda Siyaasadda Somalia inay sida ugu dhaqsaha badan u bilaabaan Wada-xaajoodyada iyo in la qabto Doorashooyin Daah-Furan oo aan dib-u-dhac dheeraad ah lahayn.

Waxa uu xusay muhiimadda uu Heshiiska Is-afgaradka leh u yeelan karto Deganaanshaha Somalia.

Xildhibaanadda Golaha Shacabka ee BFS waxay shalay laaleen Muddo-kordhintii labada sano ahayn ee ay horey ugu codeeyeen, waxayna mar kale dib ugu codeeyeen in la sii ambaqaado Heshiiskii Nidaamka Doorshooyinka Dadban ee ay Madaxweynayaasha DFS iyo kuwa Dowlad-gobaleedyda saxiixeen bishii September 17-dii ee sanadkii hore ee 2020-kii.

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post