240 Views

Nin Falastiini ah oo lagu dilay deegaannada sharci darrada ah ee daanta galbeed oo la haysto.

Nin Falastiini ah oo  lagu dilay deegaannada sharci darrada ah ee daanta galbeed oo la haysto.
____________________________________________________________________________

Axad: January 22, 202

Nin Falastiini ah ayaa lagu dilay deegaannada sharci darrada ah ee daanta galbeed oo la haysto.

Militariga Israa’iil waxay sheegeen ninkan la dilay inuu isku dayayey nuu dad ku toorriyeeyo deeganka Yahuudda ee Sde Efraim Farm.

Dusha sare ee buurta deegaankaasi uu ku yaallo ayaa qayb ka ahayd tuulada ku xigta ee Falastiiniyiinta ee Ras Karkaar, waxaana jiray isku dhacyo u dhexeeya dadka deggan tuuladaasi iyo tuulooyinka Falastiini hore.

Arrintan ayaa daba scota xiisad ka dhalatay howlgal amni oo ay ciidamada Israa’iil ka wadaan Daanta Galbeed.

Sanadkan oo keli ah waxay ciidamada Israa’iil dileen ugu yaraan 18 falastiiniyiin ah oo laamaha ammaanka Israa’iil isku dhaceen

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post