2919 Views

La Taliyaha dhanka Arrimaha Dhaqaalaha Madaxweynaha oo la magacaabay

La Taliyaha dhanka Arrimaha Dhaqaalaha Madaxweynaha oo la magacaabay
____________________________________________________________________________

Muqdisho  | QOL | May 27, 2017——Madaxweynaha Jamhuurayada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi (Farmaajo) ayaa magacabay la taliyihiisa dhanka arrimaha Dhaqaalaha iyo Maamulka.

Mudane Farmaajo ayaa la taliyihiisa dhanka arrimaha dhaqaalaha iyo Maamulka waxa uu u magacaabay Amiin Axmed Sheekh C/raxmaan.

Amiin Axmed Sheekh C/raxmaan ayaa ah Muwaadin Soomaaliyeed oo Aqoon u leh xilka uu u magacaybay Madaxweyne Maxamed C/laahi (Farmaajo).

Tan iyo markii Madaxweyne Farmaajo la wareegay xafiiska waxaa is bedel lagu sameynayay hanaanka maamul ee Madaxtooyada, iyadoo la wada bedelay dhammaan wixii Maamulka Madaxtooyada hayay kana haray Dowladdii hore ee Xasan Sheekh.

 

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment