Muqdisho | QOL | December 7, 2015 – Diinteenna  siday noo sheegtay, naftii ugu horeeysay ee si xaq darro ah loo dilo waxa ay aheyd naftii Haabiil, waxaa dilay walaalkii Qaabiil, kaddib markii ay is  qoonsadeen, ilaa qiyaami saaca,  nafkasta oo gardarro wax ku disho, danbigeeda  wax buu ku leeyahay Qaabiil. Anigu ma fahmin meesha ayka xidideen,Qaabiil iyo dadka Somaalida,waa marka ay timaaddo in naf aan waxba galabsan la iska dilo. Dagaalku waa Hadiyad Ilaahay si gaar ah ugu deeqay Ummadda Somaalida,waxauuna noqday meherad layska Hidda raacay, laga soo bilaabo abuuristii Qoyskii  Soomaalidu ka soo farcantay, ha ahaato,…