Day: April 17, 2017
Shirkii Maamul goboleedyada & DFS oo la soo gabagabeeyay
Dawlada Soomaaliya Oo Hanbalyo U Diratay Madaxweyne Erdogan
Muqdisho | April 17, 2017–War Saxaafadeed ka soo baxay Dowladda Federaalka ah ee soomaaliya ayaa loogu hambalyeeyay Dowladda iyo shacbiga Turkiga guushii wax ku…
DHAGAYSO:- Madaxweynaha CAF oo kahadalay Imaashaha Muqdisho “sawiro”
Muqdisho | April 17, 2017–Madaxweynaha xiriirka Kubadda Cagta Qaarada Afrika Ahmed Ahmed, ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho, markii ugu horeysay tan iyo markii…
AMISOM oo Wasiiro ka tirsan Dowladda u diiday iney gudaha u galaan Garoonka Kubadda Cagta Stadium Muqdisho
Muqdisho | April 17, 2017Ciidamada AMISOM ayaa Maanta Wasiiro ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya u diiday iney gudaha u galaan Garoonka Kubadda Cagta Stadium…
Boqolaal Maxaabiis Reer Falastiin Oo Ku Xiran Xabsiyadda Yuhuudda Oo Ku Dhaqaaqay Cunto-Ka-Soomid.
Muqdisho | April 17, 2017–Ilaa 1,500 Maxaabiis Siyasadeed ayaa maanta bilaabay Gdood Cunto-ka-soomid lagu xusuusnayo Malinra Maxaabiista Falastiiniyiinta ku xiran Yuhuudda. Gadoodkan Cunto-soomid…
Erdogan Oo Kulankii Ugu Horreeyey La Leh Golihiisa Wasiiradda.
Muqdisho | April 17, 2017–Kulankaasi waxa uu maanta ka dhici doonaa Qasriga Madaxtooyadda ee magaalladda Ankara, waana Kulankii ugu horreeyey, kadib, Doorashadii shalay ka…
Akhriso Shirkii Madaxda Qaranka iyo kuwa maamul goboleedyada Dalka
Muqdisho | April 17, 2017–Madaxda Dawladda Federaalka iyo kuwa Dowlado Goboleedyada ayaa kulan wadatashi ah ku yeeshay magaalada Muqdisho intii u dhaxeysay Abriil 15-16,…
Soomaalida Ku Nool Dalka Kanada Oo Cabasho Ka Muujiyey Dadka Soomaalida Ee Lagu Dilayo Dalkaasi
Muqdisho | April 17, 2017–Dhaqdhaqaaqyahano ka tirsan Isbahaysiga Jaalliyadda Edmonton ee Xuquuqda Aadanaha ayaa dareen walaac leh ka muujiyey tiradda sii kordhayso ee Dilalka…
Ilaalada xaruntii hay’ada Unicef Oo Baaq u diray Danjire Keating
Muqdisho | April 17, 2017–Qaar ka mid ah ilaalada xaruntii hay’ada Unicef ay ku lahayd magaalada Jowhar ayaa ugu baaqay Wakiilka qaramada Midoobay u…