Guddoomiye Xuseen “Waxaa naga go’an in shacabka guryahooda loogu geeyo Dawladnimada”
Muqdisho | QOL | 19, Abriil 2018 — Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda ee Gobolka Benaadir Mudane Xuseen Maxamed Nuur ayaa maanta ka dhagax-dhigay Xafiiska…