753 Views

Galmudug oo faah faahisay kulankii Xubnaha Beesha Caalamka

Galmudug oo faah faahisay kulankii Xubnaha Beesha Caalamka
____________________________________________________________________________


Mogadisho | QOL |  September 10 2020
—Madaxweynaha Dowladda Galmudug,Axmed Cabdi Kaariye oo ay wehlinayeen Madaxweynayaasha Hir-Shabeelle iyo KGS ayaa kulan la yeeshay Wakiilada Beesha Caalamka u qaabilsan Soomaaliya sida Qaramada Midoobey, Midowga Yurub, Mareykanka, UK, Sweden, IGAD, iyo Midowga Afrika.

Kulankan ayaa diiradda lagu saaray xaaladda guud ee Soomaaliya, gaar ahaan arrimaha Doorashooyinka 2020/2021,

sidii loo dhammeystiri lahaa heshiiskii hannaanka doorashada ee lagu gaaray shirkii Dhuusamareeb[3] si dalka ay uga dhacdo doorasho la isla ogolyahay oo wakhtigeeda ku qabsoonta.


Xafiiska Wararka Qaranimo Online |  
______________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post