828 Views

Imaaraadka Carabta, Masar iyo Mareykana oo xabbad-joojin ah ka dalbaday Falastiin iyo Israel..

Imaaraadka Carabta, Masar iyo Mareykana oo xabbad-joojin  ah ka dalbaday Falastiin iyo Israel..
____________________________________________________________________________

May 15 2021

Waxaa sii xoogaysanaya dagaalada Duqaymaha ay Ciidamada  Israel iyo Ururka xamaas isku Waydaarsanayaan Telaviv iyo Qudus.

Ku dhawaad 150 falastiin ah iyo 30  Israel  ah ayaa ku dhimatay dagaalka maalintii lixaad ka socda halkaas.

Baaqyo kala duwan ayaa waxaa ka soo baxaya Ururada caalamka iyo Dowladaha, waxaana dalalka Imaaraadka Carabta, Masar iyo Mareykanu ay labada dhinaca ka dalbadeen xabbad-joojin deg-deg ah.

Sidoo kale labada dhinac ayaa dagaal gacan ka hadal ah oo dhulka ah waxa uu dhex mmarayaa labada dhinac, kaasi oo sii xoojin kara colaada labada dal.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post