567 Views

Cabdikhadar Iimaan oo loo doortay Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Jubbaland oo lagu midaysan yahay

Cabdikhadar Iimaan oo loo doortay Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Jubbaland oo lagu midaysan yahay
____________________________________________________________________________

Sabti: October 9, 2021

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Markii ugu horeysay halkaas lagu doortay Urur saxaafadeed lagu midaysan yahay.

Cabdikhadar Iimaan Dhaqane iyo Cabdullaahi Cabdiraxmaan ayaa magaalada Kismaayo loogu kala doortay Guddoomiyaha Ururka suxufiyiinta Jubbaland iyo xoghayaha guud ee ururkaas.

Khadar Iimaan wuxuu heley 65 cod, halka Cabdullaahi uu isna ku guulaystay 57.

Sidoo kale Muddo dheer kadib ayay Urur lagu mideysanyahay ay yeesheen wariyeyaasha Jubbaland, waxaana Madaxda maamulka heerarkooda kala duwan ay marqaati ka ahayd doorashada.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post