654 Views

Tartanka kubbadda Cagta Degmooyinka iyo Deegaannada Gobolka Banaadir oo si habsami leh u socda

Tartanka kubbadda Cagta Degmooyinka iyo Deegaannada Gobolka Banaadir oo si habsami leh u socda
____________________________________________________________________________

Sabti: November 27, 2021

Natiijooyinka Kulamadii shalay  ee tartanka kubbadda Cagata Degmooyinka iyo Deegaannada Gobolka Banaadir 2021 ayaa waxaa cayaar adag dhex martay Xidigaha Degmooyinka Deyniile iyo Boondheere oo ku wada jira Group A. Kaasi oo cayaartooda Deyniile ay 2-0 uga badiyeen Degmada Boondheere oo ay garoonka Muqdisho ku yeesheen kulankii labaad ee tartanka .

Group B: Degmada Yaaqshiid ayaa 1-0 uga badisay Degmada Heliwaa kadib markii ay labada degmo garoonka Injineer Yariisow ku qaateen kulankii afaraad ee tartanka.

Group B: Deegaanada Garasbaaleey iyo Gubadleey ayaa barbaro 1-1 isku mari waayey kadib ciyaar adag oo labada Deegaan ku dhex martay garoonka Muqdisho.

.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post