816 Views

Rooble oo magaalada Dhuusamareeb kulamo kala duwan kula yeeshay qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka Galmudug

Rooble oo  magaalada Dhuusamareeb kulamo kala duwan kula yeeshay qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka Galmudug
____________________________________________________________________________

Talaado: November 16, 2021

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Dhuusamareeb kulamo kala duwan kula yeeshay qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka Galmudug oo uu kala hadlay xoojinta kaalintooda nabadgelyada, dib u heshiisiinta iyo doorashada.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa warbixin ka dhageystay qaar ka mid ah Odoyaasha dhaqanka ee kulanka ka qeybgalay, kuwaasi oo la wadaagay kaalinta uga aadan arrimaha doorashooyinka iyo Nabadgelyada.

Sidoo kale Wararka ayaa sheegaya in kulanka lagu soo qaaday xaalada Gobolka iyo dagaaladii bishii hore ka dhacay Guriceel iyo in xal laga gaaro xaalada Galmudug iyo Ahlusunna.

.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post