624 Views

Meydka Gabar yar oo 4-sano jir ah oo la dilay oo lagu arkay Dayniile

Meydka Gabar yar oo 4-sano jir ah oo la dilay oo lagu arkay Dayniile
____________________________________________________________________________

 khamiis December 23, 2021

Meydka Gabar yar oo 4-sano jir ah oo la dilay oo lagu arkay Dayniile

Waxaa goordhaw halka loo yaqaan Hareeriga oo katirsan Waaxda Halgan ee degmada Dayniile lagu arkay meydka gabar yar oo lagu qiyaasady da’deeda 4 ilaa 5 sano jir ah oo la dilay.

Dad tagay goobta lagu arkay meydka gabadhan ayaa noo sheegay in u muuqatay in gabadha yar la dilay oo ceejo loo adeegsaday dilkeeda, waxaana iyada oo meel cidlo ah taala arkay caruur yar yar.

Gabadhan yar ee meydkeeda la helay ayaa la sheegay in qoyskeeda ka maqneed ayna baadi goob ugu jireen, lamana oga ilaa hada cida dishay gabadhan yar .

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post