108 Views

Booliska Gobolka Banaadir oo amray in laga guuro dhulka dabdamiska ee Muqdisho

Booliska Gobolka Banaadir oo amray in laga guuro dhulka dabdamiska ee Muqdisho
____________________________________________________________________________

MUQDISHO — Ciidanka booliska Soomaaliya ayaa mar kale soo saaray amar ah in dadka degan dhulkii danta guud ee hay’adda dabdamiska ay uga guuraan muddo gaabaan oo ku eg 25-ka bishan Febraayo.

Dhulkan oo in muddo ah deegaan u ahaa qoysas badan ayaa amarkii hore ee dowladda ay soo saartay ee ahaa in la banneeyo uu ku ku ekaa 25-kii bishii laasoo dhaafay, taasi oo uu ka dhalatay shaqaaqo sababtay dhimasho iyo dhaawac.

Faah-faahinta warkan waxaa Muqdisho kasoo diray Cabdulqaadir OK.

.

.

Xigasho: VOA

.

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post