573 Views

Madaxweynaha Puntland oo kulan la yeelanayo Taliyaasha ciidamada dowladd

Madaxweynaha Puntland oo kulan la yeelanayo Taliyaasha ciidamada dowladd
____________________________________________________________________________

Axad: June 18, 2022

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu wadaa in uu saacadaha soo socda kulan gaar ah la qaato Taliyaasha kala duwan ee ciidamada dowladda.

kulanka ayaa looga hadli donaa sida aan xog ku helnay xaaladda guud ee Amniga islamarkaana iyadoona Taliyaasha warbixino looga dhegaystan doono.

Dhanka kale Madaxweyne Deni ayaa sidoo kale maanta la ballansan xildhibaanada Baarlamanka Puntland oo uu ku casumay kulan qado ah oo albaabadu u xiran yihiin.

Xildhibaannada qaarkood ayaa la sheegay in ay diideen ka qayb-galka kulankaas inkastoo la filayo in xildhibaannada badankoodu xaadiri doonaan.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post