2898 Views

Madaxda Qaranka iyo Shacab oo Salaadii ciida ku dukaday Masjidka Isbaheysiga

Madaxda Qaranka iyo Shacab oo Salaadii ciida ku dukaday Masjidka Isbaheysiga
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | June 15, 2018 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa  saaka Salaadda Ciidda kula tukaday kumannaan qof Masjidka Isbahaysiga Islaamka ayaa ku boorriyay shacabka Soomaaliyeed in ay muujiyaan midnimo, isu damqasho iyo is garab qabasho, lana shaqeeyaan hay’adaha amniga dalka si loola dagaalamo Al-Shabaab.

Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyay shacabka magaalada Muqdisho dulqaadka ay sameeyeen intii lagu jiray bisha barakeysan ee Ramadaan, wuxuuna ku bogaadiyay laamaha amniga sida ay qorraxda iyo dhaxanta ugu taagnaayeen in ay dhiigga shacabka Soomaaliyeed badbaadiyaan.

Boqolaal ka mid ah Shacbaka Muqdisho ayaa Madaxda Qaranka kala qeyb galay Dukashada Salaadii Ciida ee maanta taas oo lagu dukaday Masjidka Isbaheysiga Islaamka

ciidam-madaxda-shacabka-10 ciidam-madaxda-shacabka-9 ciidam-madaxda-shacabka-8 ciidam-madaxda-shacabka-7 ciidam-madaxda-shacabka-6 ciidam-madaxda-shacabka-5 ciidam-madaxda-shacabka-4 ciidam-madaxda-shacabka-3 ciidam-madaxda-shacabka-2 ciidam-madaxda-shacabka-1

.

W/Q:-Bashiir Barre ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment