510 Views

Isra’iil oo sheegtay iney maleshiyaadka Falastiiniyiinta ah ay dhanka Qaza ka soo tuureen gantaallo.

Isra’iil oo sheegtay iney maleshiyaadka Falastiiniyiinta ah ay dhanka Qaza ka soo tuureen gantaallo.
____________________________________________________________________________

Sabti: January 1, 2022

Isra’iil ayaa sheegtay iney maleshiyaadka Falastiiniyiinta ah ay dhanka Qaza ka soo tuureen gantaallo.

Gantaalladaasi aan waxyeellada geysan oo ku qarxay badda Telaviv ma jirto cid sheegatay mas’uulka weerarkan.

Ciidamada Israa’iilna waxay sheegeen nidamka ka hortagga gantaalaha iney u isticmaalin labada gantaal ee dhanka Falastiin laga soo ganay.

Ka hor inta ay dhicin duqeyntan ugu dambeysa, Isra’il waxa ay sheegtay in mintidiinta Falastiiniyiinta ay soo rideen shan gantaal ama hoobiyeyaal tani iyo markii heshiiski xabad joojin ee jilicsanaa uu dhaqan galay bishii May, kadib marki uu dhacay dagaal kow iyo toban maalmood socday.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post