957 Views

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo qaabilay wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo qaabilay wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya
____________________________________________________________________________

Mogadisho | QOL October 07, |  2020—Madaxweynaha dowlad goboleedka  Koonfur Galbeed  Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay sii hayaha Wasiiru dowlaha wasaaradda waxbarashada xukuumada federaalka Soomaaliya oo Maanta gaaray magaalada Badhabo

Madaxweyne Lafta Gareen ayaa waxaa uu kulan kooban oo isxog-wareysi ah la qaatay sii hayaha wasiiru-dowlaha wasaaradda waxbarashada dalka Mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle Jaabiri iyo agaasimaha guud ee wasaaradda waxbarashada xukumadda federaalka Soomaaliya.

Xubanahaan ka socday dowladda Soomaaliya ayaa magaalada baydhabo u tagaya mashaaruuc hormarineed oo ku aadan dhinaca waxbarashada maamulka koogfur galbeed.


Xafiiska Wararka Qaranimo Online |  
______________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post