759 Views

Maamulka magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug oo digniino ku aadan sugida amniga Caasimada soo saaray.

Maamulka magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug oo digniino ku aadan sugida amniga Caasimada soo saaray.
____________________________________________________________________________


Talaado: January 18, 2022

Maamulka magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada dowlada Galmudug ayaa digniino ku aadan sugida amniga Caasimada soo saaray.

Gudoomiye kuxigeenka amniga iyo siyaasada maagalada Dhuusamareeb mudane Abdi Hashi Arole ayaa soo saaray amaradan kadhanka ah dadka ganacsatada ah ee leh guryaha lakiraysto,musharixiinta imaanaya Caasimada,iyo sida loo sugayo guud ahaan amniga Dhuusamareeb..

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post