591 Views

Madaxweynaha Dowladda Galmudug oo kulan la qaatay ku xigeenka Ergeyga Qaramada Midoobey ee Arimaha Soomaaliya Kiki Gbeho.

Madaxweynaha Dowladda Galmudug oo  kulan la qaatay ku xigeenka Ergeyga Qaramada Midoobey ee Arimaha Soomaaliya Kiki Gbeho.
____________________________________________________________________________


Sabti: February 5, 2022

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa  kulan la qaatay ku xigeenka Ergeyga Qaramada Midoobey ee Arimaha Soomaaliya Kiki Gbeho.

Madaxweynaha Iyo Ergeyga ayaa ka wada hadlay saameynta baahsan ee abaartu ku yeelatay deeganada iyo dadka reer Galmudug iyo sidii gargaar degdeg ah loola soo gaari lahaa dadka iyo duunyada ay saameysay.

Qoor Qoor ayaa sidoo kale kala hadlay Kiki Gbeho arrimaha doorashooyinka xildhibaanada gollaha shacabka ee ka socota dowlad goboleedka Galmudug.

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa kulamo kala duwan la qaatay wakiillo katirsan Beesha Caalamka iyo masuuliyiin kala duwan

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post