954 Views

Musharixiin ku tartameysa doorashada shan kursi oo shahaadooyinkii la gudoonsiiyay

Musharixiin ku tartameysa doorashada shan kursi oo shahaadooyinkii la gudoonsiiyay
____________________________________________________________________________

Guddiga maamulka doorashada Jubbaland ayaa maanta shahaadada musharaxnimo guddoonsiiyay Musharixiinta u taagan doorashada kuraas shan ah oo tirsigoodu yahay: Hop125, Hop131, Hop123, Hop122 & HOP110.

Guddiga doorashada Jubbaland ayaa shaaciyay musharax walba iyo kursiga uu ku tartamayo.

Hoos ka akhrso:

Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland  SEIT ayaa shahaadada musharaxnimo gudoonsiiyey musharaxiinta kale ah.

Hop125
Cabdirashiid Maxamed Ducaale
Maxamed Adan Xasan

Hop131
Axmed Cismaan Ibraahim ( Daqare)
Adan  Gaarane  Cabdullaahi

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post