564 Views

Guddiga doorashooyinka Dowlad Goboleedka Puntland oo Shaaciyay doorashada 16-kursi.

Guddiga doorashooyinka Dowlad Goboleedka Puntland oo Shaaciyay  doorashada 16-kursi.
____________________________________________________________________________


Arbaco: February 16, 2022

Guddiga doorashooyinka Dowlad Goboleedka Puntland ayaa soo saaray liiska 16 kursi oo deegaan doorashadoodu tahay Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari oo ah degaan Doorashada labaad ee Maamulka Puntland.

Qoraal kasoo baxay Guddiga ayaa lagu shegay sidaan.

“Ujeedo:Shaacin Qabashada Doorashada Kuraasta Golaha Shacabka Dowladda Federaalka Somalia.

Guddiga Maamulka Doorashada Heer Dowlad Goboleed (SEIT Puntland) oo fulinaya waajibaadka qaran iyo heshiisyadii Madasha Qaranka wuxuu halkan ku soo gudbinayaa qabashada Doorashada 16 kursi oo doorashadooda lagu qabanayo magaalada Boosaaso kana mid ah 37 kursi ee degaan doorashadoodu tahay Dowlada Puntland ,,ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay Guddiga.

\Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post