495 Views

Shiinaha oo dhaleeceeyay digniino ka soo yeertaay madaxa hay’adda hawada sare u qaabilsan Maraykanka ee NASA

Shiinaha oo  dhaleeceeyay digniino ka soo yeertaay madaxa hay’adda hawada sare u qaabilsan Maraykanka ee NASA
____________________________________________________________________________


Arbaco: July 6, 2022

Shiinaha ayaa dhaleeceeyay digniino ka soo yeertaay madaxa hay’adda hawada sare u qaabilsan Maraykanka ee NASA oo ku andacoonayay in Beijing laga yaabo inay la wareegto dayaxa taasoo qeyb ka ah barnaamij militari.

Zhao Lijian, oo ah afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda ee Shiinaha, ayaa u sheegay wariyeyaasha isniintii in Shiinuhu uu si adag uga soo horjeestay “hadallada mas’uuliyadda darrada ah” ee maamulaha NASA Bill Nelson.

Nelson, oo madax ka ah wakaaladda hawada sare ee Mareykanka, ayaa u sheegay wargeyska Jarmalka ee Bild wareysi la daabacay Sabtidii in uu ka walaacsan yahay hamiga hawada sare ee Shiinaha.

Shiinaha oo tobankii sano ee la soo dhaafay kor u qaaday xawliga barnaamijkiisa hawada sare, ayaa sahaminta dayaxa diiradda saara

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post